DEG-DEG: Man City Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Jack Grealish

Kooxda Man City ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Jack Grealish kaas oo ay kala soo wareegtay kooxda Aston Villa. Man City ayaa jack Grealish ka dhigtay saxiixeeda ugu horeeya ee suuqa xagaagan iyaga oo kala soo wareegay kooxda Premier League ee Aston Villa kadib qaab ciyaareed […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII