DEG-DEG: Man United & Borussia Dortmnud Oo Ugu Dambayn Ka Heshiiyay Saxiixa Jadon Sancho.

Kooxaha Man United iyo Borussia Dortmund ayaa ugu dambayn ka heshiiyay saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee Jadon Sancho kadib wadahadalo muddo maalmo ah socday. Saxafiga reer Germany ee Christian Falk ayaa haatan xaqiijiyay in ay labada kooxood ee Borussia Dortmund iyo Man United heshiis ka gaadheen saxiixa xiddiga. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII