DEG-DEG: Man United Oo Dalab Cusub Ka Gudbisay Jadon Sancho

Kooxda Man United ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab cusub ka gudbisay saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund ee Jadon Sancho. United ayaa Miiska saartay dalab ka fiican midkii hore ee ay Dortmund diiday si ay u hesho saxiixa xiddiga reer England ee Jadon Sancho. Man United ayaa dalab 75 milyan ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII