DEG-DEG: Man United Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixa Jadon Sancho

Manchester United ayaa dalabkeedii ugu horreeyay ee rasmi ah u gudbisay Borussia Dortmund si ay uga hesho Jadon Sancho xilli ay Red Devils si aad ah u doonayso in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga suuqa xagaagan. Man United ayaa talaabadii ugu horaysay qaaday si ay ula saxiixato Sancho iyaga oo ka gudbiyay dalab Rasmi ah sida […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII