DEG-DEG: Man United Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Tababare Ole Gunnar Solskjaer.

Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay tababare Ole Gunnar Solskjaer kaas oo sii hogaamin doona kooxda sanadaha soo socda. Man United ayaa xaqiijisay in uu tababare Ole Gunnar Solskjaer qalinka ku duugay heshiis ilaa xagaaga 2024 ah iyo waliba hal sano oo dookh ah. Red Devils […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII