DEG-DEG: Man United Oo Ku Dhawaaqday Saxiixeedii 2-aad

Kooxda Man United ayaa si Rasmi ah ugu dhawaaqday in ay dhamaystirtay saxiixeedii 2-aad ee suuqa xagaaga iyaga oo dhamaystiray saxiixa Goolhayaha Tom Heaton. Goolhaye Tom Heaton ayaa qalinka u duugay heshiis ilaa xagaaga 2023 ah isaga oo noqday saxiixii 2-aad ee ay kooxdu ku dhawaaqdo saacado gudohood kadib markii ay shalay ku dhawaaqday saxiixa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII