DEG-DEG: Man United Oo Ku Fashilantay Dalabkii Ugu Horeeyay Ee Ay Ka Gudbisay Raphaël Varane.

Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay Man United ka diiday dalabkii ugu horeeyay ee ay Red Devils ka gudbisay saxiixa daafaca dhexe ee Raphaël Varane. Man United ayaa aad u doonaysa saxiixa xiddiga Raphaël Varane kaas o ay doonayso in ay ku xoojiso daafaceeda dhexe xilli ciyaareedka dambe. Red Devils ayaa haatanab […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII