DEG-DEG: Man United Oo Ugu Dambayn Ogolaatay In Ay Bixiso Lacagta Ay Dortmund Ku Iibinayso Jadon Sancho.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ugu dambeyntii ogolaatay inay bixiso lacagta ay Borussia Dortmund doonayso ee 77 milyan si ay u iibiso xiddiga Jadon Sancho. Xiddiga reer England ee 9-ka daqiiqo ciyaaray tartanka Euro 2020 ayay Man United dalab 75 milyan ah ka gudbisay todobaadkii hore. Laakiin Dortmund ayaa isla markiiba diiday dalabkaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII