DEG-DEG: Nuno Tavares Oo Soo Gaadhay London Si Uu Tijaabada Caafimaadka Ugu Maro Arsenal.

Kooxda Arsenal ayaa qarka u saaran in ay ku dhawaaqdo saxiixa xiddiga daafaca Bidix uga ciyaara kooxda Benfica ee Nuno Tavares kaas oo noqon doona saxiixii ugu horeeyay ee kooxda Arsenal. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa haatan xaqiijiyay in uu xiddiga Nuno Tavares haatan ku suganyahay magaalada London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda Arsenal. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII