DEG-DEG: Ousmane Dembele Oo Qaliin Jilibka Ah Maray & Mudada Uu Garoomada Ka Maqnaan Doono Oo Naxdin ku Riday Barcelona.

Kooxda Barcelona ayaa la kulantay dhirbaaxo kadib markii uu qaliin maray xiddigu kadib markii uu ku dhaawacmay tartanka Euro 2020 oo uu kala qayb qaadanayay xulka qarankiisa France. Xiddiga Ousmane Dembele ayaa wax 25 daqiiqo ka yar ciyaaray kulankii uu xulka France bar-baraha la galay xulka Hungary kulan ka tirsanaa Tartanka Euro 2020 isaga oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII