DEG-DEG: PSG Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Saxiixa Georginio Wijnaldum

Kooxda PSG ayaa si Rasmi ah u xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Georginio Wijnaldum kaas oo ay qaab xor ah ugala soo wareegtay kooxda Liverpool. PSG ayaa xaqiijisay in uu Georginio Wijnaldum qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah oo uu kooxda ku joogi doono ilaa xagaaga 2024. Xiddiga Georginio Wijnaldum […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII