DEG-DEG: Real Madrid Oo Heshiis Cusub Ka Saxiixatay Xiddig Kooxdeeda Ah.

Kooxda Real Madrid ayaa si Ramsi ah u xaqiijisay in ay heshiis cusub ka saxiixatay xiddiga garabka ka ciyaara ee Lucas Vázquez kaas oo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda. Lucas Vázquez oo 27 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis uu kooxda ku joogi doono ilaa xagaaga 2024 kaas oo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda Los Blancos. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII