DEG-DEG: Real Madrid Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa David Alaba.

Kooxda Real Madrid ayaa si Rasmi ah u dhamaystirtay saxiixa David Alaba oo ay si xor ah ugala soo wareegeen kooxda Bayern Munich. Xiddiga 28 jirka ah ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah oo uu ku joogi doono kooxda Real Madrid waxana uu noqon doonaa xiddig Real Madrid ah 30 bisha June marka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII