DEG-DEG: Real Madrid Oo Xaqiijisay In Uu Carlo Ancelotti Noqday Tababaraha Cusub Ee Kooxda.

Kooxda Real Madrid ayaa xaqiijisay In Ay Tababareheeda cusub ka dhigatay Tababaraha reer Italy ee Carlo Ancelotti kaas oo shaqada ka badalaya Zinedine Zidane. Los Blancos ayaa saacadihii ugu dambeeyay u dhaqaaqday tababare Carlo Ancelotti kaas oo ay doonayso in uu dib u dhis ku sameeyo kooxda Xilli Ciyaareedka dambe. Carlo Ancelotti Ayaa ku soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII