DEG-DEG: Ronald Koeman Oo Xaqiijiyay Saxiixa 4-aad Ee Barcelona Suuqa Xagaaga.

Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa shaaca ka qaaday in heshiis uu Memphis Depay ku keenayo Camp Nou uu ku dhawaaday inuu dhamaado. Xiddiga 27 jirka ah ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxda Lyon xilli ciyaareedkii dhamaaday isaga oo dhaliyay 22 gool 12 kalena caawiye ka noqday 40 kulan oo uu ciyaaray. Heshiiska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII