DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Ogolaaday In Uu Ku Biiro Barcelona.

Weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday inuu Barcelona ugu biiro Heshiis 2 sano ah suuqa xagaaga. 10-kii sano ee uu xiddiga reer Argentine sii joogay kooxda Etihad ayaa soo dhamaanaya waxana uu xor noqon doonaa dhamaadka xilli ciyaaeedkan waxana si weyn loola xidhiidhinayay kooxda Barcelona. Dhawr kooxood oo premier League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII