DEG-DEG: Sergio Ramos Oo Ku Baasay Tijaabada Caafimaadka PSG

Xiddiga daafaca ka ciyaara ee Sergio Ramos ayaa ku baasay tijaabada caafimaadka kooxda PSG iyada oo uu xiddigu qarka u saaranyahay in uu dhamaystiro ku biiristiisa kooxda reer France. Sergio Ramos ayaa qaab xor ah ugu biiraya biiraya kooxda PSG Kadib markii uu dhamaaday heshiiskii uu kula jiray kooxda Real Madrid dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII