DEG-DEG: Sergio Ramos Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Kooxdiisa Cusub.

Xiddiga Sergio Ramos ayaa u muuqda mid ku sii dhawaanaya ku biirista kooxda PSG isaga oo qaab xor ah ugu biiri doona kooxda reer France kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray Real Madrid. Shabakada Sky Sport ayaa sheegaysa in uu xiddiga Sergio Ramos tijaabada caafimaadka u mari doono kooxda PSG Maanta oo jimce […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII