DEG-DEG: Tababaraha Cusub Ee Real Madrid Oo La Ogaaday

Kooxda Real Madrid ayaa qarka u saaran in ay ku dhawaaqdo saxiixa tababaraha cusub ee shaqada ka badali doona Zinedine Zidane kaas oo ka tagay kooxda dhamaadkii xilli ciyaareedkan. Real Madrid ayaa ku dhaw in ay ku dhawaaqdo saxiixa tababare Carlo Ancelotti kaas oo ku soo laaban doona kooxda Real Madrid markii 2-aad. Wararka ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII