DEG-DEG: Trent Alexander-Arnold Oo Seegaya Tartanka Euro 2020 Kadib Dhaawac Soo Gaadhay.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa laga saarayaa Liiska xulka qaranka England ee isku diyaarinaya tartanka Euro 2020 kadib markii uu dhaawac ka soo gaadhay kulankii Austria ee saaxiibtinamada. Trent Alexander-Arnold ayaa ciyaarta ka baxay daqiiqadii uu dambeeyay kadib markii uu dhaawac bawdada ah soo gaadhay waxana la arkay isaga oo ooyaya. Xiddiga Liverpool ayaa haatan la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII