DEG-DEG: Xiddig Kale Oo Xulka Qaranka England Oo Dhaawac Looga Saaray Tartanka Euro 2020 & Badalkiisa Oo Lagu Dhawaaqay.

Dean Henderson ayaa dhaawac uga baxay xulka England ee Euro 2020 waxaana Aaron Ramsdale loogu yeeray bedelka goolhayaha Manchester United. Goolhayaha 24 jirka ah oo hal kulan u saftay xulka qarankiisa ayaa kaydka ku bilowday kulankii uu xulka England guusha 1/0 ah ka gaadhay xulka Croatia kulankii ka dhacay Wembley. Si kasta ha ahaatee Henderson […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII