DEG-DEG: Xiddig Real Madrid Muhiim Ah Oo Uu Soo Dhamaaday Xilli Ciyaareedkiisu Kadib Dhaawac Soo Gaadhay.

Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay dhirbaaxo kadib markii la xaqiijiyay in uu xiddiga daafaca Midig uga ciyaara ee D Dani Carvajal seegi doono inta ka dhiman xilli ciyaareedkan kadib dhaawac cusub oo soo gaadhay. Xiddiga 29 jirka ah ayaa ayuu dhaawac muruqa ah soo gaadhay kulankii ay Real Madrid bar-baraha 1/1 ah la gashay […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII