DEG-DEG: XIddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddia Ugu Fiican Ee FWA Oo La Shaaciyay.

Xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Man City ee Ruben Dias ayaa loo magacaabay xiddiga ugu fiican Abaalmarinta ay bixiyaan saxafiyiinta ee FWA ee xilli ciyaareedkan premier League. Daafaca ayaa Man City kaga soo biiray Benfica xagaagii waxana uu ka mid noqday xiddigaha ugu fiican adduunka booskiisa waxana uu kooxda Pep Guardiola ka caawiyay ku guulaysiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII