DEG-DEG: Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Da’yarka Ah Ee Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka Oo La Shaaciyay

Xiddia khadka dhexe ee kooxda Man City ee Phil Foden ayaa ku guulaystay xiddiga da’yarka ah ee ugu fiican abaalmarinta PFA xilli ciyaareedka premier League Xiddiga reer England ayaa xilli ciyaareedkii dhamaaday soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo kooxda Man City kula guulaystay horyaalka pemier League. Xiddiga da’yarka ah ee Phil Foden ayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII