DEG-DEG: Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Ee PFA Ee Ay Taageerayaashu Codeeyaan Oo La Soo Saaray.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa ku guulaystay abaalmarinta PFA ee ay taageerayashu codeeyaan xilli ciyaareedka premier League. Mohamed Salah ayaa abaalmarinta ku guulaystay kadib xilli ciyaareed cajiib ah oo uu soo qaatay kuna dhaliyay 22 gool iyo 5 caawin oo uu sameeyay. Qaab ciyaareedka Mohamed Salah ayaa kooxda Liverpool ka caawiyay in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII