DEG-DEG: Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Premier League Oo La Shaaciyay

Daafaca kooxda Man City ee Ruben Dias ayaa ku guulaystay xiddiga ugu fiican premier League xilli ciyaareedkii dhamaaday ee Abaalmarinta ay bixiso EA SPORTS. Xiddiga Man City ayaa maray wadada Kevin De Bruyne oo xilli ciyaareedkii 2019/2020 ku guulaystay abaalmarintan. Ruben Dias ayaa door weyn ka qaatay ku guulaysiga Man City ee premier League kadib […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII