DEG-DEG: Xiddiga Ku Guulaystay Abaalmarinta Xiddigii Ugu Fiicnaa Premier League Bishii April Oo La Shaaciyay

Jesse Lingard ayaa lagu abaalmariyay qaab ciyaareedkiisii ​​fiicnaa ee West Ham United bishii April isaga oo ku guulaystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa bishaas. Xiddiga Garabka ka ciyaara oo Amaah ku yimid West Ham bishii January ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah isaga oo isku daygii 3-aad ku guulaystay abaalmarinta kadib markii uu u tartamaya […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII