DEG-DEG: Xiddigaha U Tartami Doona Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican Premeir League Bishii April Oo La Shaaciyay.

Sideed xiddig ayaa loo magacaabay Liiska xiddigaha premeir League ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican ee bishii April ee abaalmarinta ay bixiso EA SPORTS. Trent Alexander-Arnold (LIV) Xiddiga daafaca Midig ka ciyaara ayaa door weyn ka qaatay qaab ciyaareedkii kooxda Liverpool ee bishii April isaga oo dhaliyay gool cajiib ah kulankii Aston Villa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII