DEG-DEG: Xiddigaha U Tartami Doona Abaalmarinta Xiddiga Ugu Fiican premeir League Xilli Ciyaareedka Ee EA SPORTS Oo La Soo Saaray.

8 Xiddig ayaa u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican premier League xilli ciyaareedkii dhamaaday ee abaalmarinta EA SPORTS. Xiddigaha 8-da ah ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay xilli ciyaareedkii dhamaaday waxana ay haatan u tartami doonaan ku guulaysiga abaalmarinta midkooda ugu fiican. Abaalmarinta ayaa lagu dhawaaqi doonaa 3 bisha June kuna beegan maalinta […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII