DEG-DEG: Xiddigaha U Tartami Doona Da’yarka Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka Ee Abaalmarinta PFA Oo La Shaaciyay.

Xidhiidhka Xirfadlayaasha kubada cagta ee PFA ayaa soo saaray Liiska xiddigaha da’yarka ah ee u tartami doona abaalmarinta Da’yarka ugu fiican xilli ciyaareedkii dhamaaday premier League. Abaalmarinta waxa u tartamaya 6 xiddig oo ka kala socda 6 kooxood oo premier League ah kuwaas oo ah xiddigihii da’yarka ahaa ee qaab ciyaareedka cajiibka ah soo bandhigay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII