DEG-DEG: Xidhiidhka PFA Oo Soo Saaray Shaxda Ugu Fiican Xilli Ciyaareedka Premier League.

Xidhiidka xirfadlayaasha kubada cagta Premier League ee PFA ayaa soo saaray shaxda ugu fiican xilli ciyaareedkii dhamaaday ee horyaalka premier League. Kooxda Man City ee ku guulaystay horyaalka premier League ayaa shaxda ugu badan ku leh iyaga oo ku leh 6 xiddig kuwaas oo ah xiddigihii furaha u ahaa Ku guulaysiga Man City ee Horyaalka. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII