DEG-DEG: Xulka Qaranka England Oo Xaqiijiyay Laba Xiddig Oo Laba Kulan Seegi Doona Tartanka Euro 2020.

Xidhiidhka FA-ga ayaa si Rasmi ah u xaqiijiyay in ay xiddigaha Mason Mount & Ben Chilwell seegi doonaan ugu yaraan 2 kulan kadib markii ay galeen 10 maalin oo Karantiil ah sabab la xidhiidha in ay xidhiidh dhaw la sameeyeen xiddiga xulka Qaranka Scotland ee Billy Gilmour kaas oo laga helay xanuunka Korona. Labada xiddig […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII