DEG-DEGl Arsenal Oo Dalab Cusub Ka Gudbisay Ben White, Laakiin

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay dalab cusub ka gudbisay saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Brighton ee Ben White sida ay sheegayaan wararku. Arsenal oo horay ugu fashilantay dalab lacageed oo dhan 40 milyan oo euro ayaa lagu soo waramayaa in ay haatan miiska saartay dalab cusub oo dhan 45 milyan oo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII