Demark Mise England? Peter Schmeichel Oo Magacaabay Xulka Ugu Cad-Cad In Uu Iska Xaadiriyo Final-ka Euro 2020.

Halyeeyga Manchester United Peter Schmeichel ayaa sheegay in Denmark ay ‘ugu cadcad tahay’ inay garaacdo England semi-finalka Euro 2020 ee labaad. Italy ayaa rikoodhayaal ku garaacay xulka Spain kulankii 1-aad ee Semi-final-ka euro 2020 waxana ay labada xul ee England iyo Denmark ku kulmi doonaan Wembley. Labada xul ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII