Depay: Barcelona Xiiso Ayay U Muujisay Saxiixayga, Laakiin…

Memphis Depay waxa u hadhay kaliya hal kulan xilli ciyaareedkan waxana uu noqon doonaa xiddig xor ah wixii intaas ka dambeeya waxana uu raadinayaa Koox cusub Barcelona ayaana ah kooxda si weyn loola xidhiidhinayo laakiin sidoo kale waxa jira kooxo kale oo doonaya saxiixiisa. Waxa sidaas xaqiijiyay xiddiga laftiisa kaas oo ka hadlay mustaqbalkiisa isaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII