Dhamaan Xiddigaha Waaweyn Waxa Ay Doonayaan In Ay Ku Biiraan PSG.

Lionel Messi ayaa qarka u saaran inuu heshiis cusub u saxiixo Barcelona xagaagan si uu u soo afjaro wararka la isla dhexmarayo ee ku saabsan mustaqbalkiisa Laakiin madaxweynaha Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa weli isku dayaya inuu Xiddiga reer Argentina ku soo jiito caasimada Faransiiska. Messi ayaa gudbiyay codsi ah inuu ka tago Barcelona xagaagii […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII