Dhirbaaxo: Daawo Dhaawac Soo Gaadhay Xiddig Laf Dhabar U Ah Man City Xilli Uu Ku Jiray Tababarka Saacado Ka Hor Final-ka Champions League.

Kooxda Man City ayuu wal-wal soo fuulay saacado ka hor final-ka champions League kadib markii uu xiddiga Ilkay Gundogan dhaawac uga baxay tababarka kooxdiisa ka hor kulanka Sabtida ee Final-ka champions league. Gundogan ayaa ka mid ah xiddigaha ugu muhiimsan kooxda Man City xilli ciyaareedkan waxana uu dhaliyay 3 gool iyo hal caawin champions League […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII