Dhirbaaxo: Masiibo Dhaawac Oo Durba Ku Habsatay Arsenal Ka Hor Bilaabashada Xilli Ciyaareedka Cusub, Xiddig Muhiim Ah Ayaa Ka Dhaawacmay.

Masiibada dhaawacyada ayaa durba ku bilowday kooxda Arsenal kadib markii uu xiddiga Thomas Partey dhaawac uga baxay kulanka saaxiibtinmada ah ee ay Arsenal la ciyaarayso kooxda chelsea. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Thomas Partey ayaa u muuqday mid ka dhaawacmay kuraanta kadib markii uu kubada kula loolamay xiddiga chelsea ee Ruben Loftus-Cheek. Xiddiga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII