Dhirbaaxo: Xiddig Wacdaro Dhigay Euro 2020 Oo Ka Dhaawacmay Xulka Qaranka England Ka Hor Kulanka Ukraine.

Ciyaarista xiddiga Bukayo Saka ee ciyaarista kulanka Xulka Qaranka England ee kulanka Ukraine ayuu shaki soo fuulay kadib markii uu xiddiga da’yarka ah ku dhaawacmay kulankii Germany ee wareega 16-ka tartanka. Tababaraha xulka England Gareth Southgate ayaa sheegay in Bukayo Saka oo 19-jir ah uu mari doono baaritaano caafimaad si loo hubiyo taam ahaanshihiisa. Saka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII