Donny van de Beek Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Kadib Xiisihii Arsenal.

Xiddiga khadka dhexe ee ee Donny van de Beek ayaa doonaya inuu ku sii nagaado Premier League kadib xiisihii uu ka helay kooxda Arsenal hadii uu ka tago Manchester United xagaagan, sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga reer Netherland ayaa ku dhibaatooday Old Trafford xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay ee Kooxda isaga oo kaliya ku bilowday 15 […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII