Doorkii Uu Sadio Mane Ka Ciyaaray Goolkii Alisson Ee Madaxa Ahaa Oo La Ogaaday.

Waxa si weyn loo hadal hayaa kubada cagta England goolkii madaxa ahaa ee uu dhaliyay Goolhayaha Liverpool ee Alisson waliba 3-da dhibcood ugu hibeeyay kooxdiisa Tartanka ay ugu jirto boosaska champions league. Alisson ayaa noqday goolhayihii 6-aad ee taariikhda premier Leagu gool ka dhaliya iyo Goolhayihii ugu horeeyay ee Liveprool u dhaliya gool kulan Rasmi […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII