Dortmund Oo Heegan Galisay Man United, Sancho Ayay Go’aan Ka Gaadhay

Wargeyska The Telegraph ayaa sheegaya in ay kooxda Borussia Dortmund  xiddiga Jadon Sancho u ogolaatay in uu ka tago kooxda Suuqa xagaaga. Xiddiga da’yarka ah ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa mar kale kooxda Man United kuwaas oo doonaya saxiixiisa marka uu furmo suuqa kala iibsia xagaaga. Jadon Sancho ayaa ah bartilmaameedka 1-aad ee kooxda Man […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII