Dzeko oo ku sii dhawaanaya in uu ku biiro kooxda Inter Milan

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Edin Dzeko ayaa ku sii dhawaanaya inuu si rasmi ah u shaaciyo heshiiska uu uga soo wareegayo Roma kuna biirayo Inter Milan, iyadoo weeraryahanka rugcadaaga ah lagu soo waramayo inuu qarka u saaran yahay inuu caafimaadka u maro si dhaqso ah. Dzeko, oo 35 jir ah, ayay kooxdiisu siisay iftiinka cagaaran […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII