Eden Hazard Oo Fal Celiyay Magacaabista Real Madrid Ee Carlo Ancelotti.

Xiddiga Eden Hazard ayaa taageeradiisa u muujiyay Tababaraha cusub ee kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti. Xiddiga reer Belguim ayaa xidhiidh dhaw la lahaa taabarihii hore ee Real Madrid Zinedine Zidane kaas oo isaga tagay shaqada Real Madrid 27 bishii hore laakiin waxa uu aaminsanyahay in uu Ancelotti wakhti fiican yimid Real Madrid. “Cid walba […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII