Eden Hazard Oo Real Madrid Ka Badbaadiyay Guuldaro Ka Soo Gaadha Sevilla, Goolka Bar-Baraha Ayuu Daqiiqadihii Dhimashada Dhaliyay.

Kooxda Real Madrid ayaa bar-baro la gashay kooxda Sevilla kadib kulan waali ahaa oo ay labada kooxood soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican kulan ka tirsanaa horyaalka La Liga Qaybta Hore: Kooxda Real Madrid ayaa ciyaarta ku bilaabatay si dar-dar leh iyaga oo halis galiyay goolka kooxda Sevilla xilli ay raadinayeen goolal ay ciyaarta hogaanka ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII