Edinson Cavani Oo Man United Ka Hor Istaagi Kara Saxiixa Raphael Varane

Wargayska AS ayaa sheegaya in xiddiga Edinson Cavani Man United ka hor istaagi karo saxiixa daafaca kooxda Man United ee Raphael Varane sida ay sheegayaan wararku. Kooxda Man United ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa saxiixa xiddiga kooxda Real Madrid ee Raphael Varane si ay ugu xoojiyaan daafaca dhexe xilli ciyaareedka dambe. Dhanka kale Man United […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII