Edinson Cavani Oo Qalinka Ku Duugay Heshiis Cusub Oo Man United Ah, Imisa Ayuu Saxiixay?

Edinson Cavani ayaa qalinka ku duugay heshiis kordhin hal sano ah oo uu kula sii joogayo Manchester United, ka dib wadahadalo uu la yeeshay kooxda. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa todobaadyadii ugu dambeeyay ku adkaysanayay in uu doonayo in uu sii haysto xiddiga weerarka ka ciyaara ugu yaraan xilli ciyaareed kale haatan waxa ay kooxdu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII