Eduardo Camavinga oo u sheegay taageerayaasha Rennes inuu ka tagayo Kooxda

Eduardo Camavinga ayaa lagu soo waramayaa inuu ku wargeliyay taageerayaasha Rennes inuu damacsan yahay inuu ka tago kooxda, xilli ay xiiseyneyso Manchester United . 18 jirka qadka dhexe ayaa galay sanadkii ugu dambeeyay ee qandaraaskiisa wuxuuna iska diiday dalabyo badan si uu u sii joogo kooxda ka ciyaarta Ligue 1. Rennes ayaa hadda halis ugu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII