England Diyaar Uma Ahan Inay Ku Guuleysato Euro 2020

Tababaraha Xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa soo jeediyay in England aysan diyaar u aheyn ku guuleysiga Euro 2020 ka dib barbarihii goolal la’aanta ahaa ee ay la galeen deriskooda Scotland jimcihii. Qaabkii fiicnaa ee uu xulka England ku bilowday tartanka Euro 2020 ayaa la hakiyay kadib markii ay ku dhibaatoodeen kulankii Scotland kuna […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII