England Mise Denmark? Alessandro Del Piero Oo Magacaabay Xulka Uu Doonayo In Uu Final-ka La Gaadho Xulkiisa Italy.

Xiddigii hore ee xulka qaranka Italy ee Alessandro Del Piero ayaa sheegay in uu doorbidayo in uu xulkiisa Italy Final-ka Euro 2020 la ciyaaro xulka England halkii uu la ciyaari lahaa xulka Denmark. Xulka Italy ayaa iska xaadiriyay Final-ka Euro 2020 kadib markii ay rikoodhayaal kaga badiyeen xulka Spain Salaasadii kadib markii ay ciyaartu ku […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII